Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah ka guddoontay Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta shixnad gargaar ah kala wareegtay Hay’adda bisha Cas Turkiga, kaas oo loogu talagalay dadka ay sameenta ka soo gaartay daadadka roobka. Deeqdaan oo ka...
Read more











