Duqa Muqdisho oo qaabilay muwaadin Farxiyo oo dooneysay la kulanka Madaxda Dalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Muwaadin Farxiya Cabdi Muudeey oo muddo raadineysay sidii ay ula...
Read more











