Guddoomiye Sheekh Aadan oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Xasan Yuusuf
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan qoyska, ehelada iyo ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha...
Read more










