Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Xiriirka UK u qaabilsan horumarinta dibadda
Intii lagu guda jiray shirka Todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaaminayo Guddoomiyaha hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan...
Read more











