Golaha Wasiirada oo ansixiyey heshiisyo iyo is-afgaradyo dowladdu ay la gashay Ethiopia iyo Turkiga
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni ee dalka,...
Read more










