Wasaaradda Amniga XFS oo beenisay warar laga faafiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku beenisay warar maanta laga faafiyey Agaasimaha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cabdul.
Read more









