Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi soo baara shaqaaqooyinkii ka dhacay Baraawe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad...
Read more











