Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Boqortooyada Sacuudiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Barre, ayaa caawa u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka. Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya...
Read more











