Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo bogaadiyay barnaamijka bulshada ay ku dhisanayaan Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa qeybgalay munaasabad ay bulshada Degmada Kaxda kaga qeyb-qaadanayeen Barnaamijka Dalkaaga ku dhiso $1. ee dib-u-dhiska iyo horumarinta...
Read more










