Wasiirka Maaliyadda oo Sacuudiga uga qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka qaybgalay meertada 32-aad ee shirka Jaamacadda Carabta, heerkiisa Wasiirada Maaliyadda iyo khabiirada dhaqaalaha oo maanta ka furmay magaalada Jeddah....
Read more











