Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Beni'aadannimada, ayaa kormeer shaqo ku tagay xabsiga dhaxe ee Xamar, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay, taliyaha xabsiga dhaxe Daahir Cabdulle Raage. Guddiga ayaa soo...
Read more











