Ciidamada Xoogga oo 7 dhagar-qabe ku dilay deegaan hoostaga Gobolka Jubbada Hoose
Ciidanka xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaanka Miido ee Gobolka Jubbada hoose. Howgal qorshaysan oo ay sameyeen Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee kumandooska Danab...
Read more











