Madaxweyne Xasan Sheekh “Argagixisada Al-Shabaab waxa ay ku dhex dhuumanayeen shacabka Soomaaliyeed iyagiina waa diideen”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay bannaan-baxa bulshada Caasimadda Muqdisho ay kaga soo horjeedaan argagixisada Alshabaab ayaa xusay gumaadkii iyo mahadhooyinkii ay khawaarijtu u geysteen...
Read more










