Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda SoDMA
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Cali Yuusuf Cali – Xoosh, ayaa maanta la kulmay madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle. Kulanka...
Read more











