Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka ee G/Banaadir oo soo xiray shirka Ururka Ganacsatada Haweenka
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa soo xiray shir muddo labo maalmood Magaalada Muqdisho ugu socday Ururka Ganacsatada Haweenka Soomaaliyeed. Guddoomiye Ciise ayaa ku amaanay...
Read more











