Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee G/Banaadir oo shir muhiim ah uga qeybgalay Brussels
Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Brussels ee dalka Belgium ugu qeybgalaya Shirweynaha Magaalooyinka (Brussels Urban 2023 Submmit)....
Read more











