Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sagootiyay Safiirka Itoobiya ee muddo xileedkiisa shaqo uu ka dhammaaday
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta oo Isniin ah ku sagootiyay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya u qaabilsan Jamhuuriyadda...
Read more











