Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay...
Read more











