Dowladda Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiisay Degmada Dhoobleey
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta degmada Dhoobley gaarsiiyey labo diyaaradood oo siday gargaar iskugu jira daawo iyo raashin, si gacan looga geeysto baahida ay qabaan dadka...
Read more











