Wasiirka Caafimaadka Oo Qaabilay Madaxda Midowga Bangiyada
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabiley Madaxda Midowga Bangiyada Soomaaliyeed. Kulanka Wasiirka waxaa ku wehliyey Wasiiru Dowlaha...
Read more











