R/W Rooble oo kormeeray xarunta Guddiga FEIT, kuna dhiirigeliyay dhameystirka howlaha u dhiman “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT, halkaas oo uu kula kulmay guddoonka iyo howlwadeennada guddiga oo uu uga...
Read more











