Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo uu ka siiyay warbixin guud...
Read more