Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Dorashooyinka Heer Federaal mudane Maxamed Xasan Ciro oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga hirgalinta Doorashoyinka heer Federaal iyo Heer Maamul Gobaleed ee Puntland ayaa kulan gaar...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...
Read moreWafdigan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Wasiirada Beeraha ee Maamulada dalka ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Xildhibaanno, Madaxdada Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbadalka...
Read moreMachadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta tababar ku saabsan Maamulka iyo Agaasinka Xafiisyada u furay Xoghaynada Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar. Tababarkaan ayaa socon doono...
Read moreWasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Bii'ada, Beeraha, Xoolaha iyo...
Read moreGuddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa maanta bilaabay Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay Hop# 239 iyo Hop# 237. Diiwaangelinta ayaa si habsamiya uga socota xaruntaVilla...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Bashiir Maxamed Baahale u Magacabay Hanti dhowraha guud sidoo kale waxaa uu Cabdicasiis Maxamed Xasan u magacaabay Xisaabiyaha guud ee Jubaland....
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego; Madaxweynaha oo tixraacaya dikreetada uu soo saaray 18-kii...
Read moreAgaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya Mudane Sharma'arke Faarax oo uu weheliyo Wakiilka u Qaabilsan Hay’adda Qaramada Midoobay ee Beeraha iyo Cuntada (FAO), ayaa maanta kormeer ku tagay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho