Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee Golayaasha Baarlamaanka “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee Golayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhageystay...
Read more











