Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah furay habka onlaynka ah ee diiwaangelinta iyo bixinta laysimada shirkadaha Ganacsiga “SAWIRRO”
Kulan horudhac u ah daah-furka Habka Onlaynka ah ee diiwaan-gelinta iyo bixinta laysimada Shirkadaha Ganacsiga Soomaaliya, ayaa ay maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la yeelatay dawladaha xubnaha...
Read more











