Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Yemen
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Yemen, Jeneraal Mohsen Maxamed Axmed Al-Daacari, ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka...
Read more











