Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kaashaneysa Bahda Garsoorka dalka oo Maamo Luul Cusmaan ku wareejisay wiilkeeda Xassan Cali Ibraahim “SAWIRRO”
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo fulinaya ballan qaadkii uu u sameeyay Hooyo Luul Cismaan Xasan oo wiilkeedu muddo afar sanno ah ku xirnaa xabsiga dhexe...
Read more











