Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray Maamulka Gobolka in degdeg ay wax uga qabtaan biyaha xiray jidadka qaar iyo Nadaafadda Caasimadda “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ugu yeeray guddoonka gobolka Banaadir ayaa faray in ay deg deg wax uga qabtaan biyaha roobabka ee xiray qaar...
Read more











