Dowladda Shiinaha oo taageertay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya
Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa si weyn oo buuxda u xaqiijisay garab istaagkeeda midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Dowladda Shiinaha ayaa arrintan ku tilmaamtay mid...
Read more











