Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Ka Baaraan Degidda Tallooyinka La Xiriira Hannaanka Doorashada Oo Ka Hadlay Warbixinta Ay Madaxda Siiyeen
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ka baaraan degidda tallooyinka la xiriira Hannaanka doorashada ahna sii hayaha Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac oo shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in...
Read more











