Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Madaxwayanaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, Ku-xigeenkiisa Cali Ciid iyo Mas’uuliyiin kale. Wafdiga...
Read more











