Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo tababar u furay garsoorayaal cusub
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tababar u furay garsoorayaal dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ku biiray Garsoorka Gobalka Banaadir, waxaana la...
Read more











