Wasiiro iyo Xildhibaanno si adag uga horyimid xadgudubka Isra’iil
Wasiirrada iyo Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee Waqooyi Bari iyo Gobolka Awdal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga soo horjeestay aqoonsi beenaadka Isra*l ee gobollada Waqooyi.
Read more











