Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo booqday xarunta Dhaqanka Soomaaliyeed ee Minnesota
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa booqday Xarunta Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Wasiirka...
Read more











