Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madax ka socota Hay’adda NRC ee Soomaaliya
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan, ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay madaxda hay'adda NRC ee Soomaaliya. Kulanka...
Read more











