Madaxweyne Xasan Sheikh oo Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiiro cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland, Romania, Spain,...
Read more











