Wasiirka Warfaafinta XFS oo saxiixay Buugga Tacsida AUN Ugaas Faracade
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Daa’uud Aways Jaamac oo tagay hoyga ay taalo gogosha tacsida ee Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade ayaa saxiixay buugga...
Read more











