Wasiir Ku-xiggeenka Warfaafinta oo soo xiray tababar diiradda lagu saarayay ka hor-tagga qataraha ay wajahaan Saxafiyiinta “War-saxaafadeed”
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Isaaq ayaa soo xirey maanta tababar muddo labo maalin ka socdey magaalada Muqdisho, kaasi oo diiradda lagu saarayay...
Read more











