Wafuud hore dhac u ah Wafdiga Madaxweynaha oo gaaray Gaalkacyo
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Waxaa ka mid...
Read more










