Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig dhaqameed lagu qabtay London +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Bandhig dhaqameed lagu qabtay London +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhig dhaqmeed ku saabsan Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayna ka qeybgaleen Jaaliyadda Somalida eek u dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa lagu qabtay magalada London ee wadankaasi.

Barnaamijkan bandhig faneedka ah oo ah mid sanadkiiba hal mar lagu qabto dalkan Ingririiska, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalkaasi waxay ku soo bandhigeen hiddaha iyo Dhaqanka Soomaalida, iyadoo Bandhigan uu sanadkan xambaarsanaa muhiimad gooni ah, waxaana markii ugu horaysay lagu daah furay xarunta lagu kaydiyo dhaqanka iyo xadaarada faca weyn leh ee Boqortooyada British Museum ee Magaalada London.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Barnaamijkaasi waxaa furitaankiisii khudbado ka jeediyey Mas’uuliyiin ka tirsan Dalka Britain iyo Prof: Ahmed Ismaaciil Samatar oo ku dheeraaday taariikhda faca weyn leh ee ku duugan gabayada iyo fanka Soomaalida.

Sanad walba barnaamijkan bandhig dhamaeedka ayaa waxaa ka qayb gala fanaaniin kale duwan oo ka kala yimid daafaha Caalamka, iyadoo sanadkan uu goob joog ka ahaa Ahmed-naaji Sacad oo ka mid ah fanaaniinti hore ee Dalkeenna.

Dhanka kale furitaanka barnaamijkani waxaa ka qeybgalay Dadwane farabadan, oo aad ula dhacsanaa inay arkaan hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.ban1ban2ban3ban4ban5

Previous Post

Shacabka magaalada Baladweyne oo si diiran usoo dhaweeyey maamulka Hirshabeelle.

Next Post

Madaxweynaha Soomaaaliya oo baaq u jeediyey gudiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya.

Next Post
Madaxweynaha dalka oo kahadlay caqabadaha hortaagan dalalka qaaradda Afrika

Madaxweynaha Soomaaaliya oo baaq u jeediyey gudiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya.

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In