Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bannaanbaxyo looga soo horjeeday gafkii lagula kacay Qur’aanka Kariimka oo ka soda dalalka Islaamka

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Bannaanbaxyo looga soo horjeeday gafkii lagula kacay Qur’aanka Kariimka oo ka soda dalalka Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo Falalkaasi Guracan ee lagu gubay nuqulo kamid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxay ka dhaceen qaar ka mid ah magaallooyinka waa weyn ee dalalka Islaamka.

Dibadbaxyaal fara badan ayaa isugu soo baxay magaallooyinka ku yaalla dalalka Iraq, Yemen, Afganistan, Falastiin iyo kuwo kale.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Boqolaal rag u dhashay dalka Afganistan waxay Dibadbax ka dhigeen Fagaaraha weyn ee magaalladda Khost oo ku yaalla Bariga dalkaasi, una dhow xuduudka dalka Pakistan

Dibadbaxyaasha reer Afghanistan waxay wateen Nuqulo Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waxayna gubeen Calanka dalka Sweden.

Dibadbaxyaasha waxay ku dhawaaqayeen Hadalo ka dhan Dowladda Sweden iyo Xag-jirka

Dowladaha Islaamka ayaa inta badan cambaareeyeen falalka lagu gubay Nuqulo ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka.

Previous Post

Shirka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Wasiirka warfaafinta iyo wakiilka midowga Afrika oo faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee dalka ka dhacay

Next Post
Wasiirka warfaafinta iyo wakiilka midowga Afrika oo faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee dalka ka dhacay

Wasiirka warfaafinta iyo wakiilka midowga Afrika oo faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee dalka ka dhacay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In