Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlaya Xiisadihii Gaalkacyo “Sawirro+Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlaya Xiisadihii Gaalkacyo “Sawirro+Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee sida tooska ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay Xiisadihii maalmihii u dambeeyay ka taagnaa magaalada Gaalkacyo iyo sida muhiimka ay u tahay in dagaal ka dhacaa halkaasi laga baaqsado, Xili dadaalo Dowladda Soomaaliya ay waday lagu guuleystay in heshiis la kala dhex dhigo dhinacyada dirirtu ay dhexmartay ee Galmudug lana filayo maanta in la kala qaadaa Ciidamada Dirirtu dhexmartay.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeyb galayay oo marti ku ahaa Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Ibraahim Ibi oo wax badan kala socda arrimaha gaalkacyo ka jira, Gen Xuseen Siyaad Qoorgaab oo ah qoon yahaan Soomaaliyeed, Sheekh Cali Maxamuud Xasan Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed,  waxaana martida barnaamijka ay ku baaqayaan nabad iyo xasilooni, xili baaqyada nabadeed ee loo jeedinayo dhinacyada shaqaaqooyinka ay ku dhex mareen Gaalkacyo.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Dowlaadda Soomaaliya oo uu horkacayo Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maalmihii u dambeeyay ku howlanaa dhex dhexaadinta iyo isu keenida maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleystay in heshiis ay wada gaaraan labada hogaamiye ee kala matala labadaasi maamul, inkastoo maanta Xaalada Ay dagantahay lana filayo in la kala qaado ciidamada is diriray.

DSC07837 DSC07824 DSC07825 DSC07828 DSC07831 DSC07833

Previous Post

Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Oo Saakay Degan

Next Post

Agaasime Nasser:- “Soomaaliya waxaa laga hirgelinayaa nidaamka Digitalka ah.” “Sawirro”

Next Post
Agaasime Nasser:- “Soomaaliya waxaa laga hirgelinayaa nidaamka Digitalka ah.” “Sawirro”

Agaasime Nasser:- “Soomaaliya waxaa laga hirgelinayaa nidaamka Digitalka ah.” "Sawirro"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In