Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga Galmudug iyo Ahlu Sunna

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga Galmudug iyo Ahlu Sunna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada midoobay,Midowga Afrika, Beesha Yurub,Urur goboleedka IGAD, Dowladaha Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda iyo Britain ayaa hambalyo isku mida u diray dhammaystirka heshiiskaGalmudug iyo Ahlusunna ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb.

Daneeyayaashaa Caalamka ayaa sidoo kale bogaadiyay tallaabadii ay horay u qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa fulinta ee maamulkaasi Sheekh Shaakir, iyagoo soo dhaweeyay dedaalkii ay ku bixiyeen ka mira dhalinta mideynta labada maamul.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Madaxweyaha dowladda federaalka Soomaaliya Madaxmed C/laahi farmaajo , Madaxda maamul goboleedyadii kasoo qayb galay munaasabaddii mideynta labada maamul iyo matalayaasha beesha Caalamka ee ka qayb galay xafladdaasi ayaa dhammaan dhinacyada kula dardaarmay inay adkeeyaan heshiiska lana shaqayaan dowladda dhexe.

SONNA

Previous Post

Taliyaha qeybta 27-aad ee Xoogga Dalka oo faah faahiyay howlgal lagu dilay horjoogayaal Ajaanib ah

Next Post

Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan “Sawirro”

Next Post
Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan “Sawirro”

Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan “Sawirro”

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In