Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biden oo hoggaamiyaha Israa’iil ugu baaqay inuu beddelo Xukuumadiisa

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Biden oo hoggaamiyaha Israa’iil ugu baaqay inuu beddelo Xukuumadiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa maalinnimadii Shalay si aqlabiyad leh ugu codeeyay qaraar ku baaqaya xabad joojin degdeg ah oo laga gaaro marinka Qaza, maalmo uun ka dib markii Golaha Ammaanku ay ku guuldareysteen wax ka qabashada dagaalka gardarada ah ee ay Isra’iil ka waddo marinka Qaza.

153 dal ayaa u codeeyay qaraar ay soo diyaarisay Dowladda Masar oo wakiil ka aheed Ururka Iskaashiga iyo dowladaha Carabta, Maraykanka iyo Israa’iil ayaa ka soo horjeestay qaraarkan, iyadoo ay weheliyaan 8 waddan, waxaana ka aamusay 23 waddan.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Go’aankan ayaa ka dhigan cadaadis caalami ah oo la saaraya xukuumadda Washington, taasi oo keentay in Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu hoggaamiyaha Israa’iil ugu baaqo in uu  go’aan adag ka qaato dhismaha Xukuumadiisa.

Joe Biden, ayaa Netanyahu u soo jeediyay in uu  isbedel balaaran ku sameeyo dhismaha Xukuumadiisa iyo hoggaanka xisbiga Likud ee hadda ka taliya Isra’iil.

Previous Post

Soomaaliya oo heshiis muhiim ah la saxiixatay UNSOS iyo ATMIS

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday xarunta Expo Doha

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday xarunta Expo Doha

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday xarunta Expo Doha

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In