Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas ku nool Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas ku nool Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xili Qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Dalka uu ka Jiro jiilaal dheeraaday oo saamayn ku yeeshay Dad iyo duunyaba ayaa waxaa dhankale kale socdo dadaalo Gurmadyo Biyo dhaamin ah oo loo samaynayo dadka iyo duunyada jiilaalku saameeyey.

Dadka uu Jiilaalka Dheeraaday saamaynta ku yeeshay oo ah danyarta reer guuraaga ah ee nolashoodu ku tiirsanayd Xoolaha nool ayaa haatan la daalaa dhacayo xaalad Nolaleed oo adag kaddib markii biyo iyo baadba loo waayay xoolihii ay haysteen.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Muxsiniin Soomaaliyeed oo ka damqaday baahiyaha biya la’aaneed ee is daba jooga ah ee laga soo sheegayo Dhulka Reer Guuraaga ayaa w6ado dadaalo ay gurmayo ku gaarsiinayaan Bulshadaas.

Dahabshiil Foundation qaybteeda Degmada Caabudwaaq ayaa 100 booyadoo oo biya ah ugu deeqday bulshada uu saameeyey jiilaalka dheeraaday ee deegannada Hoos-yimaado degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Deegaanka Jaleel oo dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada Caabudwaaq oo ka mid ah Goobaha Biyo dhaaminta ay ka samaysay Dahabshiil.Foundation ayaa waxaa bulshada ku nool.ay Mahadcelin ujeediyeen maamulka iyo mas’uuliyiinta Dahabshiil Foundation oo ay sheegeen waqti Adag in Biyahan ay soo Gaarsiiyeen.

Deegaano badan oo ka mid ah Galmudug ayaa deeqahan biyaha ah ee ay bixinayso Dahabshiil Foundation si siman uga bilaabeen maanta oo Isniin ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka “SAWIRRO”

Next Post

Agaasime Xasan oo kormeeray xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland

Next Post
Agaasime Xasan oo kormeeray xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland

Agaasime Xasan oo kormeeray xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In