Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Malta oo sheegay in ay baaraya geerida Muwaaddin Soomaali ah oo dabaq kasoo dhacay

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Booliska Malta oo sheegay in ay baaraya geerida Muwaaddin Soomaali ah oo dabaq kasoo dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliska Malta ayaa sheegay in baarayaitaan ku hayaan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taallo magaalada Marsa  ee Malta, halkaas oo uu ku naf-waayay Muwaaddin Soomaali ah.

Ciidamada Booliska Malta ayaa sheegay in xiray laba nin, lana weydiinaayo su’aalo ku aaddan sababa geerida muwaadinkan Soomaaliyeed, halka ay xuseen in ay la hadleen saddex kale, taas oo ka dhigan in lagu tuhunsanyahay geerida muwaaddinkan, sida uu qoray Wargeeyska timesofmalta.com.

Related posts

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026

Allaha u naxariisteen Axmed Cadaawe Diiriye, oo Soomaali ah, ayaa  ka soo dhacay dhismayaal is dulsaaran (Dabaq) kaasi oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday.

Booliska ayaa sheegay in Wiilkan la waayay galabnimadii Isniinta, ee Todobaadkii hore, kadibna dhaawaciisa laga helay Isbitaal aan ka fogeen daartii uu ka soo dhacay.

Ugu danbeeyn Booliska Malta ayaa sheegay inaay baarayaan in Ninkan dabaqa laga soo tuuro iyo in uu asago iska soo tuuray.

Previous Post

Dad ku dhintay isbuurasho ka dhacday Hindiya

Next Post

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium

Next Post
Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In