Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bukaano indho fiiqis loogu sameeyey Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Bukaano indho fiiqis loogu sameeyey Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool waxaa si rasmi ah uga billaawday indha fiiqis lacag la’aan ah oo loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan Afar Boqol oo qof oo indha fiiqis ah,Seddex kun qof oo baritaan loo samaynayo .Waxaa iska kaashanaya Wasaaraddaa Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo hay’adda Dhakhaatiirta aan Xudduda lahayn MSF iyo Ururka  Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed.

Agaasimaha Isbitaalka Gobolka Bakool Aadan Nuur Maalimay ayaa dhahay “Waxaan soo dhaweynayaa Cidkasto oo diyaar u ah inay bulshada u qabato adeeg Caafimaad ” ayaa yiri. Aadan Nuur Maalimay.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Dr. Saciid Xuseen Geedi oo ah dhaqtarka fulinaayo qaliinka ayaa ugu baaqay Bulshada ku dhaqan  Bakool inay ka faa’iideeystaan Mudada ay takhaatiirtu joogaan halkaa.Iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool Mustaf Maxamed Axmed ayaa Wasaaradda Caafimaadka iyo dhakhaatiirta uga mahadceliyey dar-dargelinta howlaha Caafimaad oo haatan ka socda Isbitaalka Guud ee Gobolka Bakool.

Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay “Waxaa alle mahaddii eh oo aan ku faraxsanahay  maanta in dad Masaakiin ah oo marka ay Isbitaalka imaanayeen gacanta lahayay maantana keligooda socon karaan”.Ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo soo dhaweeyay Qalab casri ah oo ay keentay Hay’adda Valar

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo ka qeyb galay shirka madasha dhallinyarada Adduunka

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo ka qeyb galay shirka madasha dhallinyarada Adduunka

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo ka qeyb galay shirka madasha dhallinyarada Adduunka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In