Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Gobollada Waqooyi oo ka qayb qaadanaya doorashooyinka Dalka Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Bulshada Gobollada Waqooyi oo ka qayb qaadanaya doorashooyinka Dalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir ay Labadii Cisho ee ugu dambeeyay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho, Wasiirro, Xildhibaanno, Siyaasiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, ayay ku shaaciyeen ianay ka qayb qaadan doonaan doorashada Dadban ee Dalka ka dhacaysa 30-ka Bishan.

Xubanahan kasoo jeeda Waqooyiga Dalka ayaa sheegay iyagoo tixgelinaya heshiiskii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Kismaayo lagu gaaray iyo Marxaladda kala guurka ah ee hadda uu Dalku marayo, inay oggolaadeen ka qayb qaadashada doorashada dadban ee Dalka Soomaaliya.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Waxgaradkan ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya, ayaa ugu baaqay Guddiga doorashooyinka dadban in ay dadejiyaan doorashada Labada Aqal ee Baarlamaanka ka soo galaya Gobollada ay Matalaan maaddaama uu wakhtigu yahay gabagabo.

dirta-waqooyi

sl3sl2

Previous Post

Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xubin ka noqoneysa Midowga Wakaaladaha Wararka Aduunka

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo booqday dadkii ay dhaawacyadu kasoo gaareen dagaalkii Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo booqday dadkii ay dhaawacyadu kasoo gaareen dagaalkii Gaalkacyo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo booqday dadkii ay dhaawacyadu kasoo gaareen dagaalkii Gaalkacyo "SAWIRRO"

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In