Wixii kadanbeeyay markii uu Turkiga ku dhawaaqay bilowga hawlgalka Suuriya CiidamadaTurkiga ayaa gacanta ku dhigay seddex tuulo oo hoos taga...
Codeyn loogu talagalay dorashada madaxtinimo ee dalka Afanistaam ayaa ka bilaabatay dalkaasi,iyadoo ay jiraan cabsi sababtay in la adkeeyay ammaanka...
Ciidamada Ammaanka Singabuur ayaa xabsiga dhigay sadex haween ah oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale siin jireen koxda Daacish....
Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday fannaakii caanka ahaa ee reer Suudan Salaax Ibnul baadiya. Salaax oo ka mid ah...
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu...
War ay shaacisay dowladda Zimbabwe ayaa sheegay a in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalkaas Mr Robert Mugabe, kaasi oo...
Diyaaradda Qatar Airways ayaa maanta duulimaadyo joogto ah ka bilowday Muqdisho iyo magaalada Doxa ee caasimadda Dalka Qatar, xilli ay...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay taageerada Mareykanka uu...
Maanta waa Maalin Taarikhi u ah xiriirka Mareekanka iyo Soomaaliya saacado ka hor waxaan si rasmi ah u furay xafiiska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho