Sida lagu qoray Daily mail halyeygii hore ee Xulka kubadda cagta Argentina Diego Armando Maradona ayaa goordhow ku geeriyooday gurigiisa...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore...
Ciidamada Jabuuti ee ka qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qalab isboorti oo dhameeystiran ku wareejiyay xiriirka...
Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia. Abiy ayaa...
Cayaartooyda Degmada Xamar jajab ayaa 1-0 uga badisay dhigooda Kaaraan oo ay kuwada jiraan group A. tartanka kubadda cagta degmooyinka...
Waxaa maanta garoonka kubada cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka furmay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir 2020, kaasi...
Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Muqdisho u aqoonsaday garoon caalami ah, kaas oo...
Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa maanta kulamo lagu horumarinayo, looguna diyaar garoobayo cayaaraha kubadda Kollayga iyo Gacanta la qaatay mas’uuliyiinta...
Munaasabad lagu weynaynayay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka oo ku began 12 ka August ayaa caawa lagu qabtay Masraxa...
Munaasabad kooban oo ay xilka kula wareegeysay Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho